Madaxweynaha jamuuriyada somaliland oo safar ku tagaya dalka israil

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ee aqoonsigeeda dib ula soo noqotay Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Cirro”, ayaa la filayaa inuu safar rasmi ah ku tago dalka Israa’iil, safar lagu tilmaamay mid muhiim u ah xoojinta xiriirka labada dhinac.

Safarkan ayaa diiradda lagu saari doonaa iskaashiga

diblomaasiyadeed, maalgashiga, tiknoolajiyada, beeraha, biyaha iyo amniga, iyadoo Israa’iil ay tahay dal hormuud u ah horumarinta teknoolajiyada casriga ah.Mas’uuliyiin ayaa sheegay in booqashadani ay Somaliland u furi karto fursado cusub oo dhanka dhaqaalaha, amniga iyo aqoonsiga caalamiga ah, isla markaana ay xoojin karto iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dal.

Gunaanad

Somaliland weli waxay ku jirtaa dadaalkii ay kula soo noqon lahayd aqoonsigeedii ka lumay oo hada meel fiican maraya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *