Madaxweynaha jamuuriyada somaliland oo safar ku tagaya dalka israil

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ee aqoonsigeeda dib ula soo noqotay Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Cirro”, ayaa la filayaa inuu safar rasmi ah ku tago dalka Israa’iil, safar lagu tilmaamay mid muhiim u ah xoojinta xiriirka labada dhinac. Safarkan ayaa diiradda lagu…

