Dowladaha la filayo inay Somaliland aqoonsadaan iyo doorka Israel ay ku leedahay dardar galinta ictiraafka somaliland

Maxaa maanta la filan karaa oo somaliland ka farxin kara Muddooyinkii u dambeeyay waxa isa soo tarayay warar iyo falanqayn la xidhiidha suuragalnimada in Somaliland hesho aqoonsi caalami ah, iyadoo arrintaasi lala xidhiidhinayo xidhiidhka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Israel…
