Iskaashi Sirdoon: Maxay Somaliland iyo Israa’iil Iska Kaashan Karaan Haddii Wada Shaqayn Dhex Marto?

Haddii ay wada shaqayn sirdoon dhex marto Somaliland iyo Israa’iil, waxay diiradda saari kartaa xoojinta amniga, la-dagaallanka argagixisada, iyo ka hortagga khataraha amni ee casriga ah sida weerarrada cyber-ka. Israa’iil oo ka mid ah waddamada ugu khibradda badan dunida ee…

